Jaamacadda Jobkey iyo Mahsa University (Malaysia) oo heshiis iskaashi kala saxiixday [Sawirro]

Jaamacadda Jobkey ee ka dhisan Soomaaliya iyo Jaamacada Mahsa University oo ku taala dalka Maleysia ayaa heshiis iskaashi ku kala saxiixday Magaalada Kuala-lampur ee caasimada dalkaas. Heshiiskan waxaa qalinka ku duugay madaxda labada Jaamacadood oo kala ah Guddoomiyaha Jaamacada Jobkey C/casiis Caagane Cabdi-Samad oo maalmahan booqasho ku jooga dalkaas iyo dhigiisa Jaamacada Maha Prof. Ishak … Continue reading Jaamacadda Jobkey iyo Mahsa University (Malaysia) oo heshiis iskaashi kala saxiixday [Sawirro]